ingiriiska (uk) Nin Somali ah ayaa lagu soo eedeeyay inuu dilay nagtiisa.
Markii maxkamadii lakeenay ayuu diiday af-celiyihii ay dowladu u
qabatay doortayna mid uu yaqaanay oo uu moodayay inuusanba jirin
qof qudha oo ka badiya afka-ingiriiska . Waxaa uu u sheegay inuu sheego
oo kaliya waxa uu u sheego oo xabaashay, naagtaydii kale bay iga furtay,
dukaankaygiina wuu kacay, wayna ilu goysay. Turgubaankiibaa waxa uu
yiri “I will tell you, what he told me, he is fed up by this woman, she
enterred Nin soomaali ah oo jooga wadanka qudha. Hadalkiisii ku
bilaabay “naagtan Khaatiyan baan ka taagnahay, badahaygii bay
gashay,ma nooli, way in nolol his ocean,she bured him alive,she open his
other wife and his shop stand up.and she was cutting his leg.
# # #
