maalin ka mid ah malintas qabow aya jiray nin swedish oo wato eey aya so
racay bus an sarnen aniga iyo gabadh kale ninka waxow sanka kulaha diif
mar´kaas ayey gabadhi dhahday wadankan wa qabow fiiri dadki u dhashay
aya diifka ka da,aa markas ayu ninki iska tiray diifka wan la yabay sida u ku
fahmay ka dib gabadhi aya i weydisay maxa eey lagu dhaha swedish?
inatana u jawabin aya ninki swedishka aha dhahay ;Hund; markas ayu
dhahay somaliyey wa xan badan tihin yaab darted iyo xishood ayay
gabadhi war dambne¨´ uga so bexi wayay mahad sanidin somaliyey waliga
qof ha isku xaman.
# # #
.jpeg)