maalinbaa 3 nin waxay isku qabsadeen anaa kaa caajis badan iyo anaa kaa
caajis badan sidii loo murmayey ayaa waxaa la isku afgartey in loo tago
qaali ama garsoore kala saara 3 daasi nin
garsoorihii ayaa loo tagey markaasaa loosoo ban dhigay arinkii qarsoorihii
oo layaaban raga ayaa ku yiri waan idin kal saaraya ee hal hal u istaaga oo
kaan u waco ha sheego wixii kugu daraa oo ku dhaca asagoo wahsanaya
……………………….
1; aad ayaa yiri aniga maalin ayaan waxaan jiftey geed hoostiisa waqti subax
ah waxaa iga gubay hooskii subaxnimo waxaa igu imaaday qoraxdii caajis
dartiis ayaan la toosi waayay oo maalinkii oo dhan qoraxdii sidaas ayey
dusheyda ugu dhamaatay
9
1.
2; aad ayaa asina hadlay oo yiri anigana habeen ayaa anoo hudaya waxaa i
toosiyay xaaskeyga oo i igu tiri war toos daad ayaa ku qaadi rabee
waantoosi waayay caajis dartiis waxaa iqaday daadkii
3; aad ayaa asina hadlay oo gacmaha meegaaray ama war wareejiyay
asiguu ula jeeda inuusan caajis dartis la hadli Karin.
.jpeg)