maalin baa waxa dhacday in nin soomaali ah uu damcay inuu iska dhiibo
wadanka NORWEY markaas ayaa maalintii uu tagay meesha layksa dhiibo
markaas meesha layska dhiibo waxa ah layn dheer oo dadka is dhiibayaan
istaagaan markaas ayaa uu laynkii istaagay ninkii soomaligaa ahaa markaa
ninka somaligaa waxa ka horeeya 4 nin oo kurdiya markaa nin cadaana
ayaa dadka waxa uu waydiinayay meesha ay ka yimaa…deen
ninkiicadaanka ahaa ninkii ugu horeeyay ee krdiska ahaa ayuu ku yidhi
adigu xageedka timid? markaas ayuu yidhi anigu waxaan ahay KURDI
CIRAAQ kii labaad ayaa isna lawaydiiyay markaas ayuu isna dhahay anna
waxaan ahay kurdi IRAN kii saddexaad ayaa isna lawaydiiyay meesha uu ka
yimid isna wuxuu dhahay waxaan ahay KURDI TURKISH kii afaraadna isna
waxa la yidhi xaged ka timid wuuxuuna yidhi waxaan ahay KURDI
SUURIYA hadaba ninkii somaliga ahaa ayaa la soo gaadhay isna waxa lagu
yidhe xageed ka timid wuxuuna yidhi waxaan ahay KURDI SOMALI
ehhehhehe
# # #