Beri ayaa nin damcay inuu warqad ingiriisi ah u qoro saaxiibkii oo jooga
London. ninku inyar oo ingiriisi ah ayuu ka bartay buug la yidhaa, English
for africa .isaga oo isticmaalaya intiisii yarayd ayuu saaxiibkii uqoray
warqadan:
waxu yidhi:
You cut my leg(waad ilug gooysay)
my shop stands up(dukaankaygii wuu kacay)
and i opened my wife(xaaskaygiina waan fury
.jpeg)