Waa qisa gaaban oo aniga shakhsiyan igu dhacday malintii koowaad ee aan
sweden soo galay tareen ayaan kasoo raacay magaalada maalma anoo kusii
jeedey göteborg mar aan si marayno meel dhexe ayaa waxaa bilowdey in la
jekimo tikidyada markii la isoo gaaley ayaan dhiibey tiketkeyga wey jekintay
oo ay iisoo taagtay waxayna ii raacisay tag weyna iga dhaqaaqday anigii
inaan yaabay aan is dhahay ninyahow tiketkaaga maxaa ka qaldan anoo
isleh waa laguu soo laaban doonaa aan soo gaaray göteborg maalma ka dib
waxaan ogaaday tag (tack) inay tahay mahadsanid Borås.
.jpeg)