Mukulaal Somalia joogtay ayaa sacudiga loo waday guriga lageeyey mukulaalkale oo sucudi ah ayaa joogtay aad ayey u buureed guri gana waxaa joogay dooli aad ubadan dooliga iyo mukulaasha waa saaxiib tii soomalia laga keenayay dooligii ayey weerar kuqaaday mukulaasha sharci kuma ey joogin ciqaamad ayaa laweydiiyey markii laga waayey waa lasoo tarxiilay.
.jpg)