hada ka hor nin heer muqdisho ah ayaa wuxuu soo degay hargeysa in badan ayuuna ku noolaay hargeysa maalin maal maha ka mid ah ayaa wuxuu idaacada ka maqlay dagaal culus in uu ka dhacay JILIB kii heer muqdishaha ahay ayaa wuxuu u soo orday mid ey saaxiibo ahaayeen oo her hargeysa ah markaas ayuu wuxuu ku dhahay saxib ma maqashay maanta in uu dagaal culus ka dhacay jiliB kii heer hargeysa ahay weligiisa ma uusan maqlin jilib wuxuuna u maleynaayay in uu ku ciyaaroyo saxibkiisa markaas ayuu isagane dhahay waxaa ka daarnaa kaas kii ka dhacay SuXul
