Ninbaa waxuu tagay carwada markaaso waxuu arkay inti xeywaan aheed meesha joogeen ayago qoslahayaan ilaa hal dameer moyee, ninkii maalinta ku xigtay maalintaas ayuu carwadii tagay waxu u arkay dameerki qoslahaya marka waxuu weydiyey ninka carwada leh sidee ku dhacday dameerka maanta kaligiis ayuu qoslahayaa shalayna wuu aamusnaa markaa ninkiis baa waxuu yiri shalay ayaa daanyeerka sheeko qosol ah sheegey maanta ayuu fahmay dameerka)
