Sheeko qatar ah
Hada ka hor nin hurda la’aan dhibtay, kadib waxoo aaday naag dadka
maskaxda daweeso, waxoona ku dhahay ” habeenkii ma seexan karo
waxaan marwalbo ku soo boodaa in sariirta hoostiisa la igu jiro, kolkaan
soo kacana oo aan fiiriyo cidi kuma jirto”
naagtii waxay ku dhahday “waxaad ubaahantahay in lagu daweeyo waxaad
timaadaa isbuucii labo jeer, marwalbana 100$ soo qaado”
Xarfaankii bil markoo imaaday bishii labaad wuuba imaan waayay, hase
ahaatee asigoo wadada socdo ayaa waxaa aragatay naagtii oo ku dhahday
“war haye waaba imaan wayday oo maxaa kugu dhacay”?
xarfaankii waxoo dhaahy “Nin Farsamo yaqaanka gacanta ah aan arintii
usheegay, misana waxoo igu dhahay sariirta laftigeeda lugaha ka jar, waana
ka jaray lacag yarna wuu igu sameeyay
